Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay Dadkii lagu laayay magaalada Gaalkacyo

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareye ayaa si kulul u canbaareeyay dadkii shacabka ahaa ee xalay sida arxan darada ahaa loogu laayay Koonfurta magaalada Gaalkacyo. Wasiir Maareeye ayaa falka dadkaasi xalay lagu laayay ku tilmaamay mid aad looga argagaxo, waxa uuna ku baaqay in lasoo qabto dadkii falkaasi ka dambeeyay lana horgeeyo sharciga … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay Dadkii lagu laayay magaalada Gaalkacyo